Infinity Media Solutions waxa ay door wayn ka qaadatay event-ka muhiimka ah ee ka dhacay Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha Ee “Social and Human Capital Transformation Pillar: Pre-lab workshop programme.” kaas oo looga hadlayay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP).
More Info : https://www.facebook.com/share/v/UxqzZwY9XewAUzhf/


















