Documentarygaan wuxuu ka hadlaaya qeyba ka mid ah marxaladihii nololeed ay soo martay Najma fiyasko iyo saameyntii baraha bulshada ay ku yeelatay nolasheeda.